Home / Somali News / Akhriso Xildhibaanada Aqalka Hoose ee lagu soo doortay Magaalada Jowhar

Akhriso Xildhibaanada Aqalka Hoose ee lagu soo doortay Magaalada Jowhar

Jowhar–KNN–Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe ayaa lagu soo doortay 36 xildhibaan oo 10 kamid ah ay yihiin dumar, hase yeeshee waxaa weli dhiman oo aan lagu guuleysan in la qabto doorashadooda labo kursi.

Kuraasta aan weli la qaban doorashadooda ayaa waxaa ka mid ah kursi khilaaf sababay in lagu kala tago kadib markii uu dhamaaday wareegii koowaad, sidoo kale waxaa dhiman hal kursi oo laga soo wareejiyay magaalada Muqdisho kaasoo ay leeyihiin beesha Carab Soomaali.

Halkaan Hoose ka Akhriso Xildhibaanada la soo doortay

No Magaca Xildhibaanka Qabiilka
1 Cabdulahi Maxamed Sanbaloolshe Xawadle/Cali Madaxweyne
2 Maxamed Xasan Ibrahin (Qoone) Xawaadle/Cabdala Samatalis
3 C/saq Cumar Maxamed Xawadle/Ibrahin Cise
4 Cumar Cisman Wasuge Xawadle(Yabar Madaxweyne)
5 Samiro Xasan Cabdulle Xawadle(Yabar Dige)
6 C/saq Axmed Maxamed Xawadle(Cabdi Yusuf)
7 C/hi Goodax Barre Xawadle(Agoon)
8 Farxiyo Muumin Cali Xawadle/Reer Ugaas
9 Khadijo Maxamed Diiriye Yaxar
10 Faarax Cabdqadir Shiikhaal/Reer Owxasan
11 Cali Maxamed Cumar Hilibi
12 Aadan Xasan Cali Moobleen
13 Yusuf Xuseen Axmed DIjeele
14 Farxiyo Maxamud Dhaqane Ujeejeen
15 Maxamuud Cabdulahi Axmed Ujeejeen
16 Cismaan Maxamed Cabdi Ujeejeen
17 Yusuf Ibraahin Afrax Abgaal/Kabaale
18 Cabdulahi Maxamed Nur Abgaal/Agonyar
19 Maxamed Abukar Islow Abgaal/Owbakar
20 Mino Xasan Shibis Abgaal/Celi Cumar
21 C/dir Carabow Ibrahin Abgaal/Daa’uud
22 C/qadir Cosoble Cali Abgaal/Warsangeli
23 C/hi Colaad Roble Reer Shabeelle/Gasar
24 Maxamed Cumar Ceymoy Shidle/Tolweyne
25 Madino Suusow Maxamud Shidle/Yabadhal
26 Xuseen Cabdi Cilmi Dir/Faqe Cumar
27 Sh/Sitar Sh.C/xiin Sh.Xasan Galjecel/Barsane
28 Maryan Axmed Haarun Galjecel/Dirisame
29 Amina Maxamed Cabdi Galjecel/Abtisame
30 Daahir Amiin Jeesow Gaaljecel/Caafi
31 C/fatax Qasim Maxamud Makane
32 Faadumo Faarax Ibrahim Baadicade
33 Maxamud C/dir Benebene Baadicade
34 Khalif Cabdi Cumar Baadicade
35 Maxamud Maxamed Jimcale Yaxar
36 Xiis Xasan Ibraahim Baajamaal

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top