Home / Somali News / Diyaarad laga leeyahay Pakistan oo isla Wadankaas ku dhacday

Diyaarad laga leeyahay Pakistan oo isla Wadankaas ku dhacday

Diyaarad ay leedahay Pakistan International Airlines oo ay saaran yihiin in ka badan afartan qof ayaa ku dhacday waqooyiga waddanka sida ay sheegeen warfaafinta gudaha.

Ciidamada ayaa ka helay 21 mayd meeshii ay diyaaradda ku dhacday, sida ay sheegtay war ka soo baxay milatariga.

Diyaaradda oo ay leedahay shirkadda diyaaradaha ee dalka, waxaa laga waayey raadeerka wax yar kadib markii ay ka duushay degmada Chitral ee buuraha ah, waxayna u socotay magaalada Islamabad.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top