Home / Somali News / Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho ka Furay Shirka Madasha Qaran

Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho ka Furay Shirka Madasha Qaran

Muqdisho–KNN– Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta Madaxtooyada Soomaaliya ka furay Shirka Hogaamiyaasha Madasha Wada-tashiga Qaran.

Shirka Hogaamiyaasha Madasha ayaa waxaa ka qeyb galaya Madaxda Dowladda Federaalka,Madaxweyneyaasha Maamul Goboleedyada iyo Xubnaha Beesha Caalamka.

Shirka waxyaabaha ugu badan ee looga hadli doono ayaa ah Arrimaha Doorashooyinka Dalka ka socda.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top