Home / Somali News / Dhageyso:-Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug oo ka hadlay Sababta ay ugu yeereen Xildhibaanada Labada Aqal

Dhageyso:-Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug oo ka hadlay Sababta ay ugu yeereen Xildhibaanada Labada Aqal

Cadaado–KNN–Madaxweyne Kuxgeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey oo Maanta la hadlay Idaacada Kulmiye ayaa Faah-faahin ka bixiyay Sababta ay ugu yeereen Xildhibbaanada Labada Aqal ee laga soo doortay Degaanada Galmudug.

Maxamed Xaashi Carabeey ayaa sheegay Sababta loogu yeeray Xildhibaanada Labada Aqal ee Galmudug lagu doortay ay yahay in ay Xaflad weyn ay u sameynayaan Xildhibaanada oo Sagootin ah.

Madaxweyne Kuxigeenka ayaa sheegay in Markii Xafladda Sagootinta ah loo sameeyo ay Muqdisho ay soo aadayaan Xildhibaanada la doortay.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top