Home / Somali News / Madaxtooyada Galmudug ugu baaqday Baarlamaanka Labada Aqal in ay Beri isugu yimaadaan Cadaado

Madaxtooyada Galmudug ugu baaqday Baarlamaanka Labada Aqal in ay Beri isugu yimaadaan Cadaado

Cadaado–KNN–War ka soo baxay Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa lagu Amray Xildhibaanada Labada Aqal ee dhawaan lagu doortay Magaalada Cadaado in ay Beri isugu yimaadaan Magaalada Cadaado.

Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey ayaa sheegay in Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee lagu doortay Cadaado in laga doonayo in Beri ay isugu yimaadaan Magaalada Cadaado .

Lama Oga Sababta Galmudug ay Baarlamaanka Labada Aqal ugu amartay in ay Beri isugu yimaadaan magaalada Cadaado.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top