Home / Somali News / Milatariga Soomaaliya oo sheegay in ay dileen Dagaalameyaal ka tirsan Shabaab

Milatariga Soomaaliya oo sheegay in ay dileen Dagaalameyaal ka tirsan Shabaab

Goof-gaduud–KNN– Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ee ku sugan Gobolka Baay ayaa sheegay in Dagaalkii Maanta ka dhacay Degaanka Goof-gaduud lagu dilay Dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab.

Taliyaha Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen. Ibraahim Yarow ayaa SONNA u sheegay in Toban ka tirsan  Al-shabaab lagu dilay dagaal ka dhacay Deegaanka Goof-g, isagoo intaasi raaciyay in hadda ay xaaladdu tahay mid degan.

Saaka ayaa waxaa Degaanka Goof-gaduud weerar ku qaaday Dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top