Home / Somali News / War Deg Deg ah:- Puntland oo ku dhawaaqday in Doorashada ay dib u bilaabayaan

War Deg Deg ah:- Puntland oo ku dhawaaqday in Doorashada ay dib u bilaabayaan

Dowlad goboleedka Puntland ayaa ogolaatay in dib looga bilaabo doorashada Aqalka Hoose iyadoo guddiga doorashooyinka dadban ee heer maamul goboleed ay soo saareen jadwalka doorashada kuraasta ka dhiman Aqalka Hoose.

Maamul  goboleedka Puntland ayaa hakad geliyay doorashada Aqalka Hoose iyagoo diidanaa qoondada Aqalka Sare ee gobolada Waqooyi.

Warsaxaafadeedka ka soo baxay guddiga doorashooyinka dadban ee  Maamul goboleedka Puntland ayaa sidan u qornaa.

Doorashada

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top