Home / Keydka Sawirada / Wararkii ugu dambeeyay Xaaladda Magaalada Qandala ee Gobolka Bari”Sawiro”

Wararkii ugu dambeeyay Xaaladda Magaalada Qandala ee Gobolka Bari”Sawiro”

Qandala–KNN– Ciidamada Maamulka Puntland ayaa Saaka Howlgallo baaritaano ah ka wada Magaalada Qandala ee Gobolka Baay,halkaas oo shalay ay la wareegeen Ciidamada Maamulkaasi.

Saraakiil ka tirsan Puntland ayaa Warbaahinta u sheegay in Magaalada ay uga Cabsi qabaan Miinooyin Kooxda Daacish ay ku aaseen islamarkaana Howlgalka socda uu qeyb ka yahay sidii Miinooyinkaas loo baari laha.

 

IMG_9572 IMG_9708 IMG_9741 IMG_9752 IMG_9758-1 IMG_9763

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top