Home / Somali News / Dhageyso:- Koofur Galbeed oo ku dhawaaqday in Degaanadeeda ay Abaar ka jirto

Dhageyso:- Koofur Galbeed oo ku dhawaaqday in Degaanadeeda ay Abaar ka jirto

Baydhabo–KNN–Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in Abaar saameyn ku yeelatay Dadka iyo Duunyada intaba  ay ka jirto Degaanada Maamulkaasi.

Wasiirro ka tirsan Koofur Galbeed ayaa Magaalada Baydhabo ka shaaciyay Abaarta ku dhufatay Degaanada Maamulkaasi uu ka taliyo,waxaana ay Beesha Caalamka ugu baaqeen in ay Gurmad Deg Deg ah u fidiyaan Dadka ay Abaartu saameysay islamarkaana ay dhaafeen Xoolihii ay dhanqan jireen.

Horay ayey aheyd markii Maamulada Somaliland,Puntland iyo Galmudug ay ku dhawaaqeen in degaanadooda ay Abaar ku dhufatay.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top