Home / Somali News / Guddiga doorashooyinka oo qirey in Madaxweyne Cosoble uu farogelin ku sameeyay Kursiga Carab Soomaali

Guddiga doorashooyinka oo qirey in Madaxweyne Cosoble uu farogelin ku sameeyay Kursiga Carab Soomaali

Qoraal ka soo baxay guddiga doorashooyinka Hirshabeelle ayuu ku sheegay in Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullahi Cosoble uu farogelin ku sameeyay doorashada Kursiga Carab Soomaali.

Guddiga doorashada Hirshabeele ayaa sheegay inay tixgelinayaan Ugaaska Beesha Carab Soomaali oo ka mid ah saxiixayaasha 135ta ee awooda u leh inay soo xulaan balse aysan aqbali doonaan ergooyinka ay u soo gudbiyeen 3da nabadoon oo uu Madaxweynaha Hirshabeele uu ku amray inay qaataan liiska ergooyinka ay u soo gudbiyeen.

Halkan ka aqriso qoraalka ka soo baxay Guddiga Doorashooyinka Hirshabeelle

1 2

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top