Home / Somali News / Dhageyso:- Wasiir kale oo ka tirsan Galmudug oo Iscasilay

Dhageyso:- Wasiir kale oo ka tirsan Galmudug oo Iscasilay

Wasiir Kuxigeenka Jaaliyadda iyo Maalgashiga Dowlad Goboleedka  Galmudug C/salaan Ibraahin Faarax ayaa Galabta ku dhawaaqay inuu Iska Casilay   Xilkii uu ka Hayay  Galmudug.

Wasiirka ayaa sheegay in Sababta uu isku Casilay ay aheyd  Doorashadii Maanta ka dhacday Magaalada Cadaado oo uu ku sheegay  Mid Musuq Maasuq  ah.

Wasiir Kuxigeenka Maanta iska Casilay Xukumadda Galmudug ayaa intaa ku daray in Kursigii Beeeshiisa la siiyay Beel kale oo aysan wax wada qeybsi ka dhaxeyn sida uu sheegay.

Maanta ayaa sidoo kale Waxaa  Is Casilay Wasiir Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Cali Daahir Ciid.

Halkaan Hoose ka dhageyso Wareysiga

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top