Home / Somali News / Dhageyso:-Fanaanka Farxaan Xidig oo sheegay in Gen. Cabdi buur uu Weeraray

Dhageyso:-Fanaanka Farxaan Xidig oo sheegay in Gen. Cabdi buur uu Weeraray

Muqdisho–KNN– Fanaanka Caanka ah ee lagu Magacaabo  Axmed Cabdi Faahiye  islamarkaana ku Magac dheer Farxaan Xidig oo maanta ka mid ahaa Musharaxiintii u Tartamay Kuraasta Xubnaha Aqalka Hoose ee Beelaha Waqooyi ayaa sheegay in Asaga iyo Ergadiisii uu Qori u Isticmaalay Gen. Cabdi Maxamed Cismaaciil oo loo yaqaan Cabdi Buur.

Farxaan Xidig ayaa sheegay in Doorashada lagu Magac daray Doorasho dadban ay tahay mid Qiyaano ah islamarkaana Musuq Maasuq uu ka buuxo.

Halkaan Hoose ka dhageyso Fanaanka Farxaan Xidig

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top