Home / Keydka Sawirada / NISA oo sheegtay in Al-shabaab ay ku soo xireen Gaarigii Maanta Qarxay Taarigada Somaliland

NISA oo sheegtay in Al-shabaab ay ku soo xireen Gaarigii Maanta Qarxay Taarigada Somaliland

Muqdisho–KNN– Iyadoo Maanta Degaanka Siinka-dheere ee Duleedka Magaalada Muqdisho uu ku Qarxay Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa kadib markii Ciidanka Amniga Soomaaliya ay ku joojiyeen Bar-Kontorol oo halkaas ay ku leeyihiin ayaa waxaa Qaraxaas ka hadlay Taliska Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka.

Taliska NISA ayaa sheegay in Al-shabaab ay Gaariga Qarxay Maanta ku soo xireen Taarigada Maamulka Somaliland islamarkaana ay doonayeen in ay iska horkeenaan Labada Shacab.

Maanta Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacday Doorashada Xubnaha  Aqalka Hoose  ee Beelaha ka soo jeeda Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya.

1 2 3

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top