Home / Somali News / War Deg Deg ah:- Guriga Guddoomiyihii hore ee Warta Nabadda oo la Weeraray

War Deg Deg ah:- Guriga Guddoomiyihii hore ee Warta Nabadda oo la Weeraray

Guriga Guddoomiyihii hore ee Degmada Warta-Nabadda Ee Magaalada Muqdisho Deeqo C/qaadir ayaa Caawa lagu Weeraray Bambaanooyin.

Guddoomiyihii hore Ee Dagmada Warta-nabadda Deeqo C/qaadir oo la hadashay  Radio Kulmiye ayaa sheegtay in Afar Qof oo isugu jira Ciidan iyo Shacab ay Bambooyinka ku dhaawacmeen.

Deeqo C/qaadir ayaa intaa ku dartay in Marii Afraad oo Weerar lagu soo qaado ay Caawa tahay sida ay KNN u sheegtay.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top