Home / Somali News / Wasaaradda Haweenka Soomaaliya oo sheegtay in horumar laga sameeyey tacadiyada ay la kulmi jireen haweenka

Wasaaradda Haweenka Soomaaliya oo sheegtay in horumar laga sameeyey tacadiyada ay la kulmi jireen haweenka

Muqdisho–KNN–Wasaarada Haweenka oo soo qaban qaabsiay munaasabad lagu xusayo maalinta Xuquuqda Aadanaha oo ku beegan 10-ka December oo ay ka qeyb galayaan madax kala duwan ayaa ka socota magaalada Muqdisho.
Wasaaradda Haweenka iyo Xaquuqda Aadanaha ee Soomaaliya ayaa sheegtay in hormar balaaran laga sameeyay yareynta tacaddiyada la xiriira xaquuqda aadanaha ee ka dhaca Soomaaliya.
Agaasimaha Wasaaradda Haweenka iyo Xaquuqda Aadanaha Dr. C/qani Sheikh aya sheegey in hormar balaran laga sameeyey yareenta tacadiyada la xariira Xuquuqda aadanaha EE ka dhaca Somalia

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top