Home / Somali News / Doorashada Aqalka Hoose oo Saaka dib uga bilaabatay Magalaada Garowe

Doorashada Aqalka Hoose oo Saaka dib uga bilaabatay Magalaada Garowe

Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose ee Maamul Goboleedka Puntland ka soo galaya Baarlamaanka Cusub ee Federaalka ayaa Saaka Dib uga bilaabatay Magaalada Garowe oo Caasimad u ah Maamulka Puntland.

Kursigii ugu horeeyay Doorashada Aqalka Hoose ee Saaka ka bilaabatay Magaalada Garowe ayaa waxaa ku soo baxay Maxamed C/llaahi Faarax oo helay 49 Cod.

15 Kursi oo dhiman ayaa Guddiga Doorashada Dadban ee Maamulka Puntland waxaa ay sheegeen in ay Maanta illaa Beri ku soo gaba gabeynayaan.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top