Home / Somali News / Doorashadii Aqalka Hoose ee Galmudug oo soo dhamaatay

Doorashadii Aqalka Hoose ee Galmudug oo soo dhamaatay

Cadaado–KNN– Waxaa Galabta Magaalada Cadaado oo Xarun KMG u ah Dowlad Goboleedka Galmudug lagu soo gaba gabeeyay Doorashadii Xubnaha Aqalka Hoose ee ka socotay.

Kursigii ugu dambeeyay waxaa ku Guuleysatay Sahro Cumar Macalin.

Galmudug ayaa ku biirtay Maamulada Hirshabeelle,Koofur Galbeed iyo Jubbaland oo dhamaan soo gaba gabeeyay Doorashadii Aqalka Hoose.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top