Home / Somali News / Mid ka mid ah Ergadii ka soo laabatay Hirshabelle oo Wadajir lagu dhaawacay

Mid ka mid ah Ergadii ka soo laabatay Hirshabelle oo Wadajir lagu dhaawacay

Muqdisho–KNN– Koox Bastoolado wadatay ayaa Xaafadda Siliga-ameerikaanka ee Degmada Wadajir Goor dhaw ku dhaawacay Cabdi Maxamuud Siyaad oo ka mid ahaa Ergadii dhawaan ka soo laabatay Hirshabeelle.

Kooxda Dhaawacday Cabdi Maxamuud Siyaad ayaa markiiba Goobta iskaga baxsatay,waxaana la sheegay in Cabdi Maxamuud Siyaad uu Dhaawac Halis ah soo gaaray islamarkaana loo qaaday mid kamid ah Isbitaalada Magaalada Muqdisho.

 

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top