Home / Somali News / Akhriso:- Magacyada Xildhibaanada Maanta lagu doortay Garowe

Akhriso:- Magacyada Xildhibaanada Maanta lagu doortay Garowe

Muqdisho–KNN–Xildhibaanada Maanta lagu doortay Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland,waxaana ay kala yihiin Canb Xasan  Cilmi oo ah Guddoomiye ku xigeenka Haweenka Qaranka waxaana codadkii la dhiibtay ay ka heshay 45 halka Ifraax Nuur Maxamed oo la tartantay heshay 6 cod,sidoo kale waxaa isna soo baxay Axmed Ismaaciil Shabeel oo helay 48 Cod.

Sidoo kale waxaa la doorya Mudane Axmed Maxamuud Dubays  ,iyadoo Maanta lagu wado in Doorashada Aqalka Hoose Magaalada Garowe lagu soo gaba gabeeyo.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top