Home / Somali News / Isku-aadka Koobka Horyaaladda Yurub oo Maanta la sameynayo

Isku-aadka Koobka Horyaaladda Yurub oo Maanta la sameynayo

Waxaa socota Munaasabad Qori Tuur ah oo loo sameynayo 16-ka Koox ee ka soo baxay Wareega Group-yada Koobka Horyaaladda Yurub,iyadoo la saadaalinayo in ay Qoorta isku galaan Kooxo waa-weyn.

Sidoo kale waxaa iyana la sameyn doonaa Isku-aadka Koobka europa-league,waxaana loo qori tuuri doonaa 32 Koox oo ka soo Gudbay Wareega Group-yada.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top