Home / Somali News / Ra’iisul Wasaare Sharmaake iyo C/raxmaan Faroole oo Kulan gaar ah yeeshay

Ra’iisul Wasaare Sharmaake iyo C/raxmaan Faroole oo Kulan gaar ah yeeshay

Garowe–KNN–Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland Maanta waxaa Kulan  gaar ah ku yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake  iyo Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole.

Kulan Gaar ah ee ay yeesheen Cumar C/rashiid iyo Faroole ayey  ku heshiiyay in ay Codkooda mideeyaan,maadaama ay Labaduba ka mid yihiin Musharaxiinta Madaxweyne ee Soomaaliya.

Wararka ayaa  intaa ku daraya in Kulanka Labada Mas’uul oo qaatay 6 Saacadood in ay ku heshiiyeen sidii Labadooda mid u noqon lahaa Madaxweyne,taasna ay ku imaan karto in ay Codkooda Mideeyaan.

Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid ayaa ka ka mid ah Musharaxiinta ugu Cad Cad Doorashada la qabanayo Dabayaaqada Bishaan December ee aan ku jiro.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top