Home / Somali News / Suldaan C/llaahi Yuusuf Xasan oo ka Jawaabay Eedeyn loo soo jeediyay”Akhriso”:

Suldaan C/llaahi Yuusuf Xasan oo ka Jawaabay Eedeyn loo soo jeediyay”Akhriso”:

Suldaanka Guud ee Beesha Habar-awal gaar ahaan Sacad Muuse ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte uusan Shaqo ku laheyn Saami qeybsiga Xubnaha Aqalka Hoose ee Beesha Sacad Muuse ay leedahay islamarkaana uu furan yahay u Tartanka Kursiga Aqalka Aqalka  ee Beesha Sacad Muuse.

Halkaan Hoose ka Akhriso Warsaxaafadeed ka soo baxay Suldaan C/llaahi Yuusuf Xasan

1 2

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top