Home / Somali News / Wasiirka Maaliyada Newzland oo loo magacabay Ra’iisul wasaarah cusub ee dalkaasi

Wasiirka Maaliyada Newzland oo loo magacabay Ra’iisul wasaarah cusub ee dalkaasi

Wasiirka Maaliyada dalka Newsland ayaa loo magacabay inuu noqdo maanta oo isniin ah Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalkaasi kadib todobaad  markii uu John Key ku dhawaaqay inuu xilkiisa iska casilay mudo sedeed
sano ah oo kursiga ku fadhiyay.

Ra’iisul wasaraha cuusb Beyl Inglish ayaa ra’iisul wasaare ku xigeen u Magacabay wasiirka degaanka Bowla Beynit kadib kulan uu la qaatay xisbiga talada haaya ee dalkaasi.

Waxaa la filayaa in la dhaariyo saacadaha soo socda.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top