Home / Somali News / Madaxweyne Xasan oo ka Hadlay Doorashooyinka

Madaxweyne Xasan oo ka Hadlay Doorashooyinka

Madaxweynaha Soomalaia Xasan Sheekh Maxmauud ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay aqalka Madaxtooyada waxa uu kaga hadlay arrimaha doorashooyinka Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa sheegay in fadhiggii ugu horreeyey ee xildhibaanada cusub uu dhici doono 15-ka bishan, isaga oo ku baaqay in si deg deg ah loo soo dhameystiro diiwaangelinta xildhibaanada cusub.

Xoghayaha Baarlamanka Soomaaliya Cabdikariin Xaaji Cabdi Buux ayaa maanta sheegay inay bilaabayaan diiwaangelinta xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ee la soo doortay.

Madaxweynaha waxa uu sheegay in guul ay tahay in doorashooyinkii Soomaaliya ka dhaceen si wanaagsan “ayad oo aan la isku dilin sida markii hore ay dad badan ka cabsi qabeen”

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top