Home / Somali News / Doorashada Aqalka Hoose oo maanta dib uga bilaabaneysa Muqdisho

Doorashada Aqalka Hoose oo maanta dib uga bilaabaneysa Muqdisho

Iyadoo Heer gaba gabo ah ay ku dhawdahay Doorashada Aqalka Hoose ee ka socota dalka islamarkaana  Maamulada Dalka ka jira ay soo dhameeyeen Doorashadii Aqalka Hoose ayaa maanta waxaa la filayaa in Doorashada Aqalka Hoose ee Beelaha ka soo jeeda Gobolada Waqooyi in ay Muqdisho dib uga bilaabato.

Beelaha ka soo jeeda Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya ayaa Saami ahan u helay 46 Xildhibaan oo ah kuwa Aqalka Hoose,waxaana illaa hadda la doortay 19 Mudane iyadoo kuwa haray la doonayo in Deg deg loo dhameystiro.

Beri oo ah 15-ka December ayaa loo balansan yahay Haddii Alle idmo in la dhaariyo baarlamaanka Cusub oo ay yeeshaan Kulankoodii ugu horeeyay.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top