Home / Somali News / Hay’adda Socdaalka Soomaaliya oo amar dul dhigtay Ajaanibta Dalka joogta”Akhriso”

Hay’adda Socdaalka Soomaaliya oo amar dul dhigtay Ajaanibta Dalka joogta”Akhriso”

Muqdisho–KNN– War Qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in laga bilaabo Maanta Ajanabigii Dalka Sharci daro ku jooga iyo Hay’adda uu u shaqeyo ay la tiigsanayaan Maxkamad.

Hay’adda Socdaalka ayaa sidoo kale amartay in ay Deg Deg isku diiwaan galiyaan Shaqaalaha Ajaanibta ah ee Dalka Jooga.

Halkaan Riix si aad u   Akhriso Warsaxaafadeedka ka soo baxay Hay’adda Socdaalka

 

 

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top