Home / Somali News / War Deg Deg ah:- Gudigga Khilaafaadka Doorashooyinka oo joojiyay 11-Xildhibaan oo la doortay

War Deg Deg ah:- Gudigga Khilaafaadka Doorashooyinka oo joojiyay 11-Xildhibaan oo la doortay

Muqdisho–KNN–Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Dadban ayaa Joojiyay 11-Xildhibaan oo ka mid ah Xubnaha Aqalka Hoose ee ku soo baxay Doorashooyinkii Dalka ka dhacay islamarkaana ay sheegeen in ay si Muran ku jiro ay ku soo baxeen.

Goor dhaw Filo Magacyada Xildhibaanada Guddiga Khilaafaadka ay Laaleen

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top