Home / Somali News / Ahlusunna oo qabsatay Xero Ciidamada Milatariga ay ku leeyihiin Koofurta Magaalada Caabudwaaq

Ahlusunna oo qabsatay Xero Ciidamada Milatariga ay ku leeyihiin Koofurta Magaalada Caabudwaaq

Caabudwaaq–KNN--Ciidamo ka tirsan Ahlusunna Waljamaaca   ayaa Goor dhaw Weerar ku qaaday Xero Ciidamada Milatariga Soomaaliya ay ku leeyihiin Koofurta Degmada Caabudwaaq.

Dagaal halkaas ka dhacay ayaa Ciidamada Ahlusunna ay kula wareegtay Xerada Ciidamada Xoogga dalka qeybta 21-aad ay ku leeyihiin Koofurta Degmada Caabudwaaq.

Wararka ayaa sheegaya in Hal Askari oo ka tirsan  Ciidamada Milatariga ee  qeybta 21-aad uu ku dhintay.

Magaalada ayaa hadda laga soo sheegayaa Xiisad Dagaal iyadoo laga Cabsi qabo in Dagaal intaa ka xoogan uu dhaco.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top