Home / Keydka Sawirada / Faah-faahin:- Qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Guriga Hooyooyinka

Faah-faahin:- Qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Guriga Hooyooyinka

Muqdisho–KNN– Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Maqaayada The Village ee ku taalla Guriga Hooyooyinka.

Qaraxa ayaa waxaa ku dhintay Ninkii waday Gaariga,halka ay ku dhaawacmeen illaa 6  kale .

Dadka Qaraxa ku dhaawacmay waxaa kamid ah Wariye C/qaadir Sheekh Muxuyadiin ka mid ah wariyaasha Radio Kulmiye iyo Daahir Ciise oo asana ka mid ah Ciidamada Ilaalada Radio Kulmiye.

Gaariga Qarxay ayaa Gadoomay inta uusan  Qarxi ka hor ,waxaana halka uu ku Qarxay yaallay 7 illaa 1o Daqiiqo ka hor.

Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane oo Qaraxa ka dib goobta yimid ayaa sheegay in Qaraxa ay Fashiliyeen Ciidamada Ammaanka islamarkaana ay Ciidanku ay Eryanayeen.

DSC03125 DSC03170 DSC03169 DSC03167 DSC03166 DSC03165  DSC03163 DSC03162   DSC03159 DSC03158 DSC03157 DSC03156 DSC03155 DSC03154 DSC03153  DSC03151 DSC03150 DSC03149 DSC03148 DSC03147 DSC03146  DSC03144 DSC03143 DSC03142 DSC03141 DSC03140 DSC03139 DSC03138 DSC03137 DSC03136 DSC03135 DSC03134 DSC03133  DSC03131 DSC03130 DSC03129

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top