Home / Somali News / Qarax dhimasho iyo dhaawac Sababay oo ka dhacay Ex-Koontorol Afgooye

Qarax dhimasho iyo dhaawac Sababay oo ka dhacay Ex-Koontorol Afgooye

Muqdisho–KNN– Qarax Miino oo lagu aasay Goob ay Ciidamadu fariistaan oo ku taalla Ex-koontorol Afgooye ayaa goor dhaw ka dhacay halkaasi.

Ugu yaraan 6 Askari oo ka mida Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa halkaas ku dhintay,waxaana ku dhaawacmay Lix kale oo ay ku Carruur.

Goobjoogeyaal ayaa sheegay in Qaraxa lagu aasay Maqaayad ay Ciidamadu Shaaha ku cabaan.

Qaraxa ka dhacay Ex-koontorool Afgooye ayaa ku soo aadaya Xilli Maanta Qarax Ismiidaamin ah uu ka dhacay Guriga Hooyooyinka ee Magaalada Muqdisho.

 

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top