Home / Somali News / Qarax Gaari loo adeegsaday oo ka dhacay Maqaayadda The Villege oo ku taalla Guriga Hooyooyinka

Qarax Gaari loo adeegsaday oo ka dhacay Maqaayadda The Villege oo ku taalla Guriga Hooyooyinka

Muqdisho–KNN– Qarax Gaari loo adeegsaday ayaa Goor dhaw ka dhacay Maqaayad lagu Magacaabo The Villege oo ku taalla Guriga Hooyooyinka ee Degmada Xamar-weyne ee Gobolka Banaadir.

Qaraxa ayaan la ogeyn illaa Hadda Khasaaraha Dhimasho iyo midka dhaawac ee uu Sababay.

Faah-faahinta dib kala soco Insha Allah

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top