Home / Somali News / AMISOM oo war kasoo saartay qof rayid ah oo ay ku jiireen KM4

AMISOM oo war kasoo saartay qof rayid ah oo ay ku jiireen KM4

Taliska AMISOM oo maanta war soo saaray ayaa ku sheegay in mid kamid gadiidkooda Booliska uu wadada dheer ee KM4 iyo Airpotka isku xirta ay qof rayid ah ku jiireen.

Warar horudhac ah oo soo baxaya ayaa sheegaya in si lama filaan ah gaariga ugu dhacay qofka rayidka,AMISOM ayaa wax laga xumaado ku tilmaamtay shilkaasi.

Ciidamada AMISOM ayaa sheegay inay bilaabeen baritaan dhacdadaasi la xirirta iyagoo kaashanaya saraakisha Soomaaliya.

Wakilka Midowga Africa ee Soomaaliya Ambassador Francisco Madeira ayaa si weyn uga tacsiyadeeyay dhacdadaasi.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top