Home / Somali News / Dhageyso:- Ciidanka Dowladda oo Gobolka Hiiraan ka qaaday Isbaarooyin badan

Dhageyso:- Ciidanka Dowladda oo Gobolka Hiiraan ka qaaday Isbaarooyin badan

Hiiraan–KNN–Saraakiisha Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ku sugan Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ku dhawaad 20 Isbaaro oo ay dhigteen Maleeshiyo ay ka qaadeen Qeybo kamid Gobolka Hiiraan.

Taliyaha Ciidamada Booliska ee Degmada Maxaas Bishaar Faarax Cismaan oo la hadlay Radio Kulmiye ayaa sheegay in ku dhawaad 20 Isbaaro ay ka qadeen Degmada Maxaas iyo Hareeraheeda.

“Isbaarooyinkii u yaallay Maleeshiyada waan ka qaaday iyagiina waan Ceyrinay,oo ma arki doono Meel ay Isbaaro taallo”ayuu yiri Bishaar Faarax Cismaan .

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top