Home / Somali News / Gabdho Wada dhashay oo Soomaali ah oo lagu dilay Dalka Canada

Gabdho Wada dhashay oo Soomaali ah oo lagu dilay Dalka Canada

Meydadka Labo Gabdhood  oo Soomaali ah islamarkaana wada dhashay ayaa laga helay Guri ku yaalla Magaalada Ottawa ee Dalka Canada.

Labada Gabdhood ayaa la aamisan yahay in ay dileen Kooxo Hubeysan kuwaas oo ku Qariyay Guri ku yaalla Magaakada Ottawa, oo markii dambe laga helay.

Allaha u naxariistee Labada Gabdhood oo  Meydkooda la helay ayaa lagu kala Magacabaa Nasiibo Cabdiraxmaan iyo sidoo kale Asmo Cabdiraxmaan.

Da’dooda ayaa lagu kala sheegay 23-Sano jir iyo 32 Sano jir,waxaana Booliska Canada ay sheegeen in ay baarayaan ciddii Dilkooda ka dambeysay.

Wadanka Canada aya dhowr Jeer lagu dilay Soomaali ku nool Dalkaasi.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top