Home / Somali News / Guddiga Doorashooyinka Dadban oo Laalay Xildhibaanno lagu doortay Muqdisho 16-kii Bishaan

Guddiga Doorashooyinka Dadban oo Laalay Xildhibaanno lagu doortay Muqdisho 16-kii Bishaan

Muqdisho–KNN– Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Heer federaal ayaa Warsaxaafadeed ay soo saareen waxaa ay ku sheegeen in ay Joojiyeen oo ay Laaleen Natiijadii ay ku soo baxeen  Xubno ka soo jeeda Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya oo 16-kii Bishaan lagu doortay Magaalada Muqdisho.

damal

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top