Home / Somali News / Majaajilaystihii caanka ahaa Boon Xirsi oo ku dhintay Magaalada Hargeysa

Majaajilaystihii caanka ahaa Boon Xirsi oo ku dhintay Magaalada Hargeysa

Hargeysa–KNN–Waxaa ku geeriyooday Magaalada Hargeysa allaha unaxariistee majaajilaystihii caanka ahaa Boon Xirsi oo ka mid ahaa majaajilaystayaashi ugu caansanaa dhulka Somalida.

Abwaan Boon Xirsi waxaa geeridisa xaqiijiyay qaar kamid ah eheladiisa oo ku sugan Hargeisa.

Marxuumka ayaa lasoo wariyay inuu xanuunsanayay waayadii ugu dambeysay, waxaaana xusid mudan  inuu horey u indho beelay islamarkaana uu da’ahaa.

Maanta ayaa lagu wadaa in lagu Aaso Magaalada Hargeysa ee caasimadda Maamulka Somaliland.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top