Home / Somali News / War Deg Deg ah:- Nin Gaari Gacan ku iibin jiray Degmada Yaaqshiid oo la dilay

War Deg Deg ah:- Nin Gaari Gacan ku iibin jiray Degmada Yaaqshiid oo la dilay

Muqdisho–KNN– Dableey Bastoolado wadata ayaa Caawa Xaafadda Jiiro Garoob ee Degmada Yaaqshiid ku disshay  Axmed Xuseen oo Gaari Gacan ku iibin jiray Sigaar iyo Tubaako sida ay Goobjoogeyaal noo sheegeen.

Lama Oga Sababta loo beegsaday  Axmed Xuseen oo Gaari Gacan ku iibin jiray Sigaar iyo Loows Xaafadda Jiiro garoob Ee Degada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top