Home / Keydka Sawirada / Daawo Sawiro laga soo qaaday Dadkii lagu Xasuuqay Duleedka Qoryooley

Daawo Sawiro laga soo qaaday Dadkii lagu Xasuuqay Duleedka Qoryooley

Qoryooley–KNN– Sawiro laga soo qaaday Gaarigii Homey-da ahaa ee Qudaarta siday islamarkaana lagu dhexdilay 6 Ruux ayaa Muujinaya Calool xumo iyo Murugo ka muuqata Sawirada la soo qaaday.

Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose Ibraahin Najax ayaa sheegay in Ciidamada AMISOM ay dileen Dadkaas islamarkaana Gobolka Shabellaha Hoose ay ku dileen 24-kii Saac ee la soo dhaafay 11 Qof.

Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose ayaa Tilmaamay in guddi dhacdadaas baara la sameeyay oo ay shaqo bilaabeen.

18-2 Xasuuq-1 Xasuuq-2 Xasuuq-3 Xasuuq-4 Xasuuq-5 Xasuuq-6 Xasuuq-7

 

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top