Home / Somali News / Dhageyso:- Guddoomiyaha Magaalada Hobyo oo ka hadlay Shaqada ka socota Dekedda Hobyo

Dhageyso:- Guddoomiyaha Magaalada Hobyo oo ka hadlay Shaqada ka socota Dekedda Hobyo

Guddoomiyaha Magaalada Hobyo Ee Maamulka Galmudug C.llaahi Cali Axmed Faad oo Wareysi siiyay Idaacadda Kulmiye ee Magaalada Muqdisho ayaa Caawa ka hadlay Hormarka iyo Shaqada ka socota Dekedda Magaalada Hobyo ee Galmudug.

C/llaahi Faad ayaa sheegay in Taariikhda markii ugu horeysay Dekedda Magaalada Hobyo laga soo Dejiyay Baabuur islamarkaana ay tahay Hormar u soo hoyatay Shacabka Reer Galmudug.

Guddoomiye C/llaahi ayaa intaa ku daray 19 Gaari Dekedda Hobyo Doon sida ay ku soo xiratay islamarkaan 10 laga dejiyay,kuwa harayna ay Dajintoodu hadda socoto.

Halkaan Hoose ka dhageyso Wareysiga oo dhinacyo badan taabanaya

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top