Home / Somali News / Dhageyso:- Guddoomiyaha Sh/Hoose oo Xaqiijiyay in AMISOM ay Dad Shacab ah leysay

Dhageyso:- Guddoomiyaha Sh/Hoose oo Xaqiijiyay in AMISOM ay Dad Shacab ah leysay

Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose Ibraahin Naajex oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Ciidamada Midawga Afrika ee AMISOM ay jiireen Qoys ka Kooban Shan Ruux oo kala ah Hooyo iyo Afar Carruur ah oo ay dhashay.

Guddoomiye Naajax ayaa sheegay in Ciidamada AMISOM oo ka Cararaya Qarax Miino oo loo dhigay Degaanka Ceelwareegow ee Gobolka Shabellaha Hoose ay ku yimaadeen Qoyska oo Degen Wadada Hareeraheeda  islamarkaana ay jiireen.

Waxaa uu intaa raaciyay in ay kala hadleen AMISOM Dhacdada Xanuunka badan ee loo geystay Qoyska Reer Guuraaga ah.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top