Home / Keydka Sawirada / Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar oo maanta tagay Magaalada Buuhoodle”Sawiro”

Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar oo maanta tagay Magaalada Buuhoodle”Sawiro”

Buuhoodle–KNN– Madaxweynaha Dhulka Soomaalida Itoobiya ay Maamusho Cabdi Maxamuud Cumar ayaa Maanta tagay Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer.

Madaxweynaha ayaa Kulamo la qaatay  Odayaasha Dhaqanka Magaalada,waxaana uu kala hadlay Xaaladaha Ammaanka iyo Abaaraha ka jira Gobolka.

 

1-6 (1) 2-4 3-2 4-2 5-2 6 7 8 9

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top