Home / Somali News / Safiirka Ingiriiska oo Maanta tagtay Magaalada Kismaayo

Safiirka Ingiriiska oo Maanta tagtay Magaalada Kismaayo

Kismaayo–KNN– Safiirka Ingiriiska u fadhisa Dalka Soomaaliya ayaa  Maanta tagtay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Kismaayo ku qaabilay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya,waxaana ay ka wada hadleen Arrimo dhowr ah.

Qodobada ay ka wada hadleen waxaa kamid ah Doorashada ka socota dalka iyo Ammaanka Degaanada Maamulka Jubbaland.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top