Home / Somali News / Madaxweynaha oo Hambalyo u diray Ciidamada Booliska Soomaaliya

Madaxweynaha oo Hambalyo u diray Ciidamada Booliska Soomaaliya

Muqdisho–KNN–Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Hambalyo ku aadan Aas-aaskii Ciidamada Booliska Soomaaliya u diray Booliska Soomaaliyeed meelkasta oo ay Joogaan.

“Maanta oo ah 20-ka December aas-aaskii Ciidamada Booliska Soomaaliya oo ay ka soo Wareegatay 73 Sano waxaan Hambalyo u dirayaa Ciidamada Booliska Soomaaliya iyo Xaasaskooda”ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.

Sanad walba Maanta oo kale ayaa Soomaaliya laga xusaa aas-aaska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo maanta jirsaday 73 Sano.

 

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top