Home / Somali News / War Deg Deg ah:- Al-shabaab iyo Dad Shacab ah oo ku dagaalamay Galbeedka Kismaayo

War Deg Deg ah:- Al-shabaab iyo Dad Shacab ah oo ku dagaalamay Galbeedka Kismaayo

Kismaayo–KNN– Wararka ka imaanaya Galbeedka Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in Galabta Dagaal ka dhashay Geel ay Al-shabaab dhaceen uu ku dhexmaray Al-shabaab iyo Dad Shacab ah.

Dagaalka oo Sababay Khasaare isugu jira Dhimasho dhaawac ayaa la sheegay inuu hadda joogsatay,waxaana inta la xaqiijiyay hadda dhimatay 11 Ruux oo labada Dhinac ah.

Dadka Shacabka ah ayaa ku Guuleystay in Al-shabaab ay ka soo Ceshadaan Geel ka badan 300 oo Neef oo Galabta Shabaabku dhacay.

Al-shabaab ayaa Horay dadka ku nool Galbeedka Kismaayo ka dhacay Geel ka badan Labo Kun oo Neef.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top