Home / Somali News / War Deg Deg ah:- Nin Kabo ku iibin jiray Daarta Xaaji Gaabow ee Degmada Dharkeynley oo la dilay

War Deg Deg ah:- Nin Kabo ku iibin jiray Daarta Xaaji Gaabow ee Degmada Dharkeynley oo la dilay

Muqdisho–KNN– Koox Bastooladleey ah ayaa Maqribnimadii Caawa Daarta Xaaji Gaaboow ee Degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir ku dishay Nin lagu Magacaabo Maxamuud Maxamed Sabriye.

Marxunka la dilay ayaa Kabo ku iibin jiray Daarta Xaaji Gaaboow Hoosteeda,waxaana halkaas ka baxsaday Kooxdii wax dishay.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top