Home / Somali News / War degdeg ah: Agaasimihii madaxtooyada Puntland ee Bosaso oo la dilay

War degdeg ah: Agaasimihii madaxtooyada Puntland ee Bosaso oo la dilay

Boosaaso–KNN–War degdeg ah oo hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in magaalada Bosaso lagu dilay agaasimihii madaxooyada Puntland qeybteeda kutaala  Magaalada Bosaso.

Agaasimaha la dilay oo lagu magacaabi jiray Aadan Gaas ayaa lagu toogtay isagoo kasoo baxayay Hotel Haruuse ee magaalada Bosaso, waxaana dilay rag ku hubaysanaa bistoolado oo markii falku dhacay goobta isaga baxsaday.

Waa dilkii labaad oo magaalada bosaso ka dhaca muddo labo todobaad gudaheed, iyadoo dilkaan dilkii ka horeeyay uu ahaa dilkii loo geystay taliye ku xigeenkii labaad ee ciidanka booliska Puntland Jaamac Saxardiid.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top