Home / Somali News / Zurich: 3 Soomaali ah oo Ku Dhaawacantay Masjid La Weeraray(Dhageyso)

Zurich: 3 Soomaali ah oo Ku Dhaawacantay Masjid La Weeraray(Dhageyso)

Xalay Salaadi maqrib kadib waqtiga bartamaha Yurub, ayaa waxaa la weerarey Musaajid ku yaala bartamaha magaalada Zurich ee dalka Switzerland, halkaas oo lagu dhawaacey saddex ruux oo ka mid yahay Imaamki tujiyey Salaadda Maqrib, kaas oo magaciisa lagu soo koobey Sheekh Mustafa.

Weerarkan oo la sheegay in uu geystey nin bistoolad ku hubysnaa, ayaysan boolisku illaa iyo hadda sheegin cidda ka dambeysa.

Halkaan Hoose ka dhageyso Warbixin uu KNN u soo diray Wariye C/qani Cali Dalmar

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top