Home / Somali News / Amaanka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo laga digay

Amaanka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo laga digay

Jowhar–KNN–Kadib markii ay ciidamo ka tirsan Militeriga Soomaaliya oo gadoodsan ay shalay la wareegen saldhigyo dhowr oo Shabeelaha dhexe ah hadda waxaa soo baxaya digniin ku aadan inaan la qalqal galin amaanka gobolka si ay u sii ahaato mid nabad ah.

Agaasimaha dhinaca nabadgalyada Jowhar ayaa u sheegay Warbaahinta in dowladda ay bixiso musharaadka ciidamada.

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya kuwa ku sugan Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa Shalay la wareegay Fariisimo dhowr ah oo ku yaalla Gobolka,kuwaas oo Mushaar la’aan ka cabanaya.

 

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top