Home / Somali News / Doorashada Aqalka Sare ee Beelaha ka soo jeeda Somaliland oo 24-ka Bishaan la qabanayo

Doorashada Aqalka Sare ee Beelaha ka soo jeeda Somaliland oo 24-ka Bishaan la qabanayo

Muqdisho–KNN–Guddiga Doorashada  Beelaha ka soo jeeda Degaanada Somaliland ayaa Maanta sheegay in Doorashada Aqalka Sare ee Xubnaha ka imaanaya Somaliland ay dhici doonto 24-ka Bishaan.

Guddiga ayaa sheegay in Xal laga gaaray Murankii ka jiray is qab qabsiga Aqalka Sare islamarkaana hadda la isku raacay in Doorashada Aqalka sare la qabto Sabtida soo socota.

Doorashada Aqalka Sare ee Beelaha ka soo jeeda Gobolada Waqooyi Ee Dalka ayaa dhowr jeer dib u dhacday,waxaana sidoo kale Magaalada Muqdisho lagu doortay ku dhawaad 30 Xildhibaan oo Aqalka Hoose ah.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top