Home / Keydka Sawirada / Isbitaal Milatarigu leeyahay oo laga Furay Magaalada Baledweyne”Sawiro”

Isbitaal Milatarigu leeyahay oo laga Furay Magaalada Baledweyne”Sawiro”

Saraakiisha ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ayaa si rasmi ah xarigauga jaray isbitaal loogu talo galay in lagu daryeelo ciidamada xooga dalka ee gobolka Hiiraan iyago kormeeray qeybaha u ka kooban yahay isbitalkan.

Taliyaha Ciidamada xooga dalka Jeneraal Tawane Axmed Gurey ayaa sheegay in dhismaha isbitaalkan ay iska kashadeen  ciidamada xooga dalka iyo kuwa AMISOM ee ka socda dalka jabuti.

Madaxda hogaanka Caafimaadka  Ciidamada xooga dalka Liiban xuseen Cismaan ayaa amanaay sida ciidamad dowlada iyo kuwa AMISOM ee ka socda dalka jabuuti ay isugu xilqameen hirgalinta isbitaalkan.

Taliyaha qeybta Afraad ee Ciidamada AMISOM Maxamed Cilmi habane ayaa ku boogadiyay doorka  ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ay ka qaateen hirgalinta isbitaalkan.

Isbitalkan loogu talo galay in lagu daryeelo ciidamada xooga dalka eegobolka Hiiraan ayaa laga hirgaliyay xerada gaaska shanaad ee lama galay ee Magalaada Baladweyne.

Isbitaalka ciidamada xooga dalka ee Hiiraan oo xariga laga jaray (1) Isbitaalka ciidamada xooga dalka ee Hiiraan oo xariga laga jaray (1) Isbitaalka ciidamada xooga dalka ee Hiiraan oo xariga laga jaray (2) Isbitaalka ciidamada xooga dalka ee Hiiraan oo xariga laga jaray (2) Isbitaalka ciidamada xooga dalka ee Hiiraan oo xariga laga jaray (3) Isbitaalka ciidamada xooga dalka ee Hiiraan oo xariga laga jaray (3) Isbitaalka ciidamada xooga dalka ee Hiiraan oo xariga laga jaray (4) Isbitaalka ciidamada xooga dalka ee Hiiraan oo xariga laga jaray (4) Isbitaalka ciidamada xooga dalka ee Hiiraan oo xariga laga jaray (5) Isbitaalka ciidamada xooga dalka ee Hiiraan oo xariga laga jaray (5) Isbitaalka ciidamada xooga dalka ee Hiiraan oo xariga laga jaray (6)

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top